Guddoomiye Madaale oo Aqalka Dowladda Hoose ku qaabilay muwaadin ka xanuunsan lugta bidix: MUUQAAL

0
243

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay muwaadin Soomaaliyeed oo muddo 15-sano ah la dhibaateysan xanuun lugta bidix ka haleeyay, kaas oo waddanka wax looga qaban waayay.

Kulanka waxaa lagu dhageystay warbixinta Cali Maxamed Maxamuud goob-joog ka ahaa Guddoomiye-xigeenka howlaha guud ee Gobolka Banaadir, xoghayaha guud ee Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here