Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Dr.Fowziyo Abiikar Nuur iyo Wasiirka Caafimaadka Galmudug Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac ayaa maanta xarigga ka jaray Warshad soo saarta Oxygenta.
Hirgelinta Warshadaan ayaa ku soo aadeysa xili baaahi weyn loo qabay Oxygenta, dad badan ay u dhinteen naqaska oo dhigay aawadeed.













