Warar R/Wasaare Rooble Oo Kormeeray Dhismaha Xarunta Xukuumadda+Sawiro By Codka Caasimadda - June 14, 2022 0 356 Share on Facebook Tweet on Twitter Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeeray dhismaha xarunta Xukumadda iyo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo heer gabogebo ah maraya.